Xuska Munaasabada Maalinta 15-ka May oo caawa lagu qabtay Muqdisho (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kala qayb galay caawa boqollaal dhallinyaro ah oo ka kala yimid guud ahaan deegaannada dalka munaasabad lagu qabtay Taliska Gaadiidka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, taasoo ay ugu dabaal degayeen 76-aad guurada ka soo wareegtay aasaaska Ururkii Dhallinyarada Soomaaliyeed ee SYL. Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa madasha ka … Continue reading Xuska Munaasabada Maalinta 15-ka May oo caawa lagu qabtay Muqdisho (Daawo Sawirro)